Anagoo ah dadka magacyadoodu hoos ku xusan yihiin waxan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyskii, asxaabtii iyo qaraabaddii uu ka baxay Allaha u naxariitee, Mohamed Ibrahim Rijaal (SAAJIN) oo ku geeriyooday bisha 16/01/2012 magaalada Al Ain ee dalka Imaaraadka Carabta (UAE).
Waxan EEBE marxuumka uga beryeynaa inuu jannaddii Fardowsa ka waraabiyo qoyskii uu ka baxayna illaahay samir iyo iimaan ka siiyo. INNAA LILAAHI WA INNAA ELEHI RAJICUUN.
Mohamoud Hassan Saad
Mohamed Farah Yabarag
Ahmed Abdillahi Robleh
Bashir Sheikh Omar Goth
Omar Ahemd Barre
Ibrahim Handuleh
Mohamed Abdillahi Hunduleh
Mohamed Ismail Gireh
Dahir Ali Wacays
Mohamoud Dugsiye Hoosh
Dahir Hassan
Nuh Tukaale
Dr. Saad Haji Hersi
Siciid Muuse Kaahiye
Abdillahi Ali Bahal
Najib Abdillahi Ismail
Barkhad Shirwa Farah
Ali Omer Saban
Abdirahman Omer Sheikh Ibrahim
Mohamed Hassan Diini
Mohamed Farah Idle
Omar Adan Liban
Omar Ibrahim (Omar Dubai)