WelcomeTo QuljeedNet Awdalas

 

 

                   Home   Contact Us   About US            

 

21-12-2011

Xanshashaqa Gabeedka Hargeysa Iyo kan Borama Ee Labdii Todobaad Ee Tagay

1. Xanshashaqii Galbeedka Hargeysa ee 2dii todobaadla soo dhaafay

Muxumed: Ninkii Siilaanyo ee aynu dooranay ayuumbaa dhagaysanaya Reerkan Yare e Gadabuursi, o kolba xidhaya Siyaasi weyn oo Taliye Taani na xilkii ka qaaday , yaa wuu arki doonaa.

 

Madar: Waar Niyooqw Ninkaa Taliye Taani ee la badalay Ciidanka Qaranka si fiicanbuu udhisaye sababa lagu badalay garan mayo

 

Muxumed: Wasiirka yaree e Duur ayaa inaga xaq darro inagula kacay, yaa waa Ninka Codsigii Gadabuursiga dhagaystay ee oday Siilaanyo u laqimay ee soo jeediyay in Taliye Taani la badalo Yaa

 

Madar: Waar Niyoow ku darsoo Odayga laftiisaaba malaha u marmarsiiyonayay Badalka Taliye Taani waayo Ninkaas Taani waa Libaax Nin kastoo M/weyne ihi ka baqo

 

Madar: Sillaanyo waxa looga fadhiyaa inuu Dhulkii Ceelbardaale inoo Xakumo wax kaloo ina marayaa ma jirto, haa.

 

Muxumed; Haa waa inan u biyaysanaa Siilaanyo Ceelbardaale iyo Tuulooyinkii Waqooyiga Hargeysaba

 

2. Xanshashaqii Awdal ee 2 dii Todobaad ee la soo dhaafay

 

Allaale: Waar niyoow Ileeyoow Nimankii Habarawal may inagu soo waasheen waakuwanoo arrinkoogii Gawrac Gaadmo habeenaad ah iyo Dhulbalaadhsi Siilaanyo ay nagu caawil leeyihiin uumbuu arrinkoogiiba ku soo ururee.

 

Ileeye: Allaaloow warmoog baad tahay, waar miyaanad ogeyn in Nimanku tashadeen oo ay is tuseen inay Bateen tiro ahaan dhulkiina ku yaryahay sidaas darted Dhulka Beeshu balaadhsato oo markaas Beesha an Isaaqa ahayn lagu bilaabo dhulbalaadhsiga kuwa kale Isaaqna lgu xigsiiyo

 

Allaale: Waar Gadbuursi dhul badan oo la innga balaadhsadaba ma jiree waa side dee heedhe markaas Fadhi innooma yaal waa inan wax iska celino

 

 

Ileeye: Miskiin yaa Allaale waar intaas yare e aynu deganhay ayaa loo tashaday in laiinaga qaado oo Ceelbardaale ilaa Lughaya lala wareego

 

Allaale: Dee Alle ayaynu leenahay waanan iska difaacanaa haddaan Isaaq u hiilin

 

Ileeye: Waar Isaaq soo raacaya ma jiro oo Gardaradooda yaa la rkaa niyoow

 

Allaale: Haa oo maenad arkayn sida Siilaanyo u badalay Taliye Taanigii Ciidankii Qaranka u badalay Ciidan Beeleed SacadMuuse ah

 

Ileeye: Waa runta Alaylehe Siilaanyo M/weyne xaq ah dheh sidaaba ma moodeyne

La soco taxanahan , Maantana Halkaas ha inoo joogto.

 

-By Abditosh



 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Quljeednet.Com © 2010 • Privacy Policy • Terms Of Use

 

++

 

 

 

 

a