btay Ayaa asJ

WelcomeTo QuljeedNet Awdalas

 

 

 

 

                 Home    Contact Us   About US            

 

17-01-2012

                         Inaa Liaah Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Gaas Cabdillaahi Faarax iyo  xaaskiisa , Axmed Cabdillahi , Yuusuf Cabdillahi, Muxumed Cabdillahi, iyo dhamman qoyska ree cabdillahi Faarax iyo dhamaan dadka hoos ku qorani waxay tacsi murugoleh u dirayaan dhamaan Qoyska ree Rijaal Xirsi iyo  Qaraabadii iyo Eheladii uu ka baxay Allaha u Naxariistee Marxuum Maxamed Ibraahim Rijaal oo manta  ku geeryooday Imaaraadka Carabta . Waxan Marxuumka Ilaahay uga Baryaynaa inuu Naxariistii jano ka waraabiyo, samir iyo imaanna  inaga Siiyo. Aaaamiin.Aaamiin.Aaamiin.

Saajin waxa u ka mid ahaa aqoon yahannada ree Awdal ee naadirka ah. Waxa u ku dhashay magaalada boorama sanakii 1936. Tacliintiisii sare iyo hoose waxa  u ku soo kala qaatay dugsiga skeekh, Oxford university London oo ka qaatay MPA Public administration,iyo New York university School of  law oo u ku bartay qaanuunka dawliga  .  Waxannu ahaa siyaasi qaran oo mugwayn  taariikh gun dheerna kuleh dalka Somaliland gaar ahaan gobolka Awdal . Waxa u xilal sare oo  kala duwan ka soo  qabtay somaaliland xilligii ingiriiska iyo jamhuuriyaddii somaaliya xilligii kacaanka ka horraysay.   Waxa u ka soo jeeday qoys qote-dheer kuleh degaanka Awdal ; waxanu  ahaa curadkii caaqilkii guud ee Cuqaasha Ardaayada Jibriir Yoonis Waxa u  kaalin firfircuun kaciyaaray dib u heshiisiintii beelaha Soomaaliland iyo dibudhskii dalka .

Allaha unaxariistee, Saajin waxa u katagay 15 qof oo wiil iyo gabdhabo leh .samir iyo immaan Ilaahay ha innaga siiyo dhamaanteen

1-      Gaas Cabdillaahi Farah

2-      Cabdiraxmaan OwCali Faarax(Former Somaliland VS president)

3-      Caaqil Axmed Cilmi Kaahiye

4-      Maxamed Cabdillahi ?(Shiine)

5-      Maxamed Cumar Diiriye

6-      Maxamed Xuseen Sayre

7-      Ibrahin Xaaji Maxamuud Aye

8-      Cabdirisaaq Cabdillahi Gadiid

9-      Faarax Seed Dhagawayne

10-  Caaqil Cabdi Xassan xaad

11-  Maxamed Jaamac Abgaal

12-  Ibraahin Muxumed Obsiye

13-  Xassan Elmi Kaahiye

14-  Muuse Camir

15-  Maxamed Nuur Kaahin

16-  Mawliid Sh. Muxumed  Cabdibulbul

Dhamaantayo,Waxannu Marxuumka Ilaahay uga Baryaynaa inuu Naxariistii jano ka waraabiyo, inagana  samir iyo imaan inaga Siiyo. Aaaamiin.Aaamiin.Aaamiin.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Quljeednet.Com © 2010 • Privacy Policy • Terms Of Use

 

 

++

 

 

 

 

a