Inaa Lilaah Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Dhamaan dada magacayadoodu hoos ku qoranyihiin waxay tacsi tyranny leh udirayaan qoyskii iyo qaraabadii iyo ehelkii uu kabaxay Xaaji Aadan Daahir Aye oo xalay ku geeriyooday Magalada London ee carliga dakan Ingriiska waxayna marxuumka geeriyooday Ilaahay SWT uga baryayaan inuu naxariistii jano ka waraabiyo. Qaraabadii iyo ehelkiisiina uu samir iyo iimaan kasiiyo.
Waxa tacsida Diraya
Suldaan Cumar Jaamac
Prof Maxamuud Cumar Sheekh Ibraahim
Cabdiraxmaan Fax Sigad
Farxaan Farax Sigad
Maxamed Jamac Muuse
Maxamed Cali Cabdilaahi
Cabdiraxmaan Cali Cabdilaahi
Jamac Cali Cabdilaahi
Cabdale Farax Sigad