|
31-05-2011
Inaa Lilaah Wa Inaa ILayhi Raajucuun

Dhamaan Reer Wadaadyare oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisaba waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan eheladii iyo qarabadii uu kabaxay Allaha unaxariistee marxuum Shire Ismaaciil (Cadaani) oo ku geeriyooday magaalada Djibouti ee dalka Djibouti. Waxanan Ilaahay marxuumka uga baryaynaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna uu samir iyo imaan kasiiyo Ammiin. Waxanan si gaar ah tacsi ah ugu diraynaa qoysaska uu kabaxay oo kala ah Dhamaan Reer Shire Ismaaciil (Cadaani) iyo Reer yuusuf wadaad iyo hooyadood, iyo waliba Reer Ismaaciil Cabdillaahi iyo hooyadood
Waxa Tacsida Diraya Dadkan Hoos Ku Qoran
Hooyo Khadra Cawl Muxumed
Hooyo Yusur Faarax Qayaad
Cisamaan Jamac Cabdillaahi
Maxamed Jaamac Cabdillaahi (Koosata Faare)
Xuseen Jaamac Cabdillaahi
Muxiyadiin Jamac Cabdillahi
Sahal Jamac Cabdillahi
Nagaad Jamac Cabdillahi
Bahja Jaamac Cabdillahi
Cabdulqaadir Jamac Cabdillahi
Cabdiraxmaan Jamac Cabdillahi
Cabdillahi Jamac Cabdillahoi
Cabdirasaaq Jamac Cabdillahi
By Maxamed Jaamac Cabdillahi (Koosa faare)
|