17-01-2013
Tacsi:Tiiraanyo Leh Oo Kusocota Reer C/bdisamad Qalinleh
Anagoo ka kooban dhamaan qoskii reer XASAN MUUMIN AYE oo ku kala nool gobolka Harowo, Awdal, Jabuti iyo Canada. waxaan TACSI tiiraanyo leh u diraynaa dhamaan reer C/SAMAD QALINLE meelkasta ooy joogaan. waxaanan EEBE uga baryaynaa marxuun MAXAMED C/SAMAD QALINLE dambi dhaaf,naxariis iyo JANATAL FARDOWSA ehelkii iyo asxaabtiisna samir iyo iimaan AAAAMIIIIN. Waxana Tacsida Diraya Dadka Kala Ah:Read Mor