|
05-02-2012
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJACUUN
Dhamaan Qoyska Reer Geele Baab kala jooga North America europe Africa waxan tacsi tiraanyo leh u diraynaa geerida naxdinta leh ku timid marxuumad Hooyo Faadumo Abdi Buux oo ku geeriyootay Dallas Texas waxana ilaahay uga baryaynaa inuu janadii fardawsa ka waraabiyo dhamaan qoyska reer muxumad barkhadleh iyo eheldii ay ka baxdayna samir iyo imaan ka siiyo amiiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
Waxa sidoo kale tacsigan diraya dhamaan jaaliyada reer Dallas
Ridwaan Ahmed Muhumed Geele Khaalid cismaan aare Sakariye obokor sh.abdi Foosiya aadan fiile Amran axmed Maxamed axmed dhayne Mustafe maxamad Farxaan maxamad iyo xaaskiisa Shamis maxamed iyo caruurteeda Sahra maxamed iyo caruurteeda Farduusa xuseen cadaawe Hooyo cawo siciid iyo caruurteeda Maxamed muuse xarage Ibraahim Arbe Cadsalaan aw cabdi suubane Sharmaake cismaan Ahmed maxamed faarax Mukhtaar nuur cadaawe iyo xaaskiisa Guleed xuseen layte Faysal cismaan Ganshaale iyo xaaskiisa muna xassan ridwaan34@hotmail.com
|