Home   Contact Us   About US            

 

27-06-2011

Qoraal Kasoo Baxay Xafiiska Afhayeenka Qurbo-Jooga Beesha J/Yoonis

                                                                              

 

Suldaanka Guud Ee Beesha J/Yoonis Suldaan Wabar Oo maanta 27-06 2011 Ka ambo-baxaya Dalka Mareykanka una sii Jeeda Dalkii Hooyo.

Qoraalkan waxa ku lifaaqan saxeexa odayada iyo caaqilada ardaayada Jibriir Yoonis oon u kala hadhin soo xulista suldaanka guud ee beesha Jibriir Yonis. Raadco dheer oo muddo qaadatey kadib waxa golaha dhaqanka ee beesha Jibrir Yonis 24-01-2011-ka u doortey inuu noqdo suldaanka guud ee beesha Jibriir yoonis Suldaan Abubakar Cilmi Wabar kadib markii uu geeriyooday Suldaankii guud ee beeshu suldaan Muxumed Nuur Geelle oo hogaanka beesha qabtay 1989kii markii uu hawl-gab noqdey suldaankii isaga ka horeeyey Suldaan Ibraahim Rijaal.

Suldaan Wabar wuxu maanta oo bishu ay tahay 27-ka Jun 2011 u ambo-baxay dalkii hooyo si uu uguto waajibaadkiisa shaqo ee reerku u igmaday Illaahay ha u fududeeyee . Halkaas oo soo dhaweyntiisa si si weyn loogu diyaargaróobay.

Suldaanku wuxu ku horeyn doonaa Xajka/cimrada.
02-07-20011 wuxu kusoo beeganyahay caasimada Jamhuuriyada Jabuuti
07-07-2011 wuxu kasoo degayaa madaarka caasimada S/land ee Hargeysa
14-07-2011 waxa lagu caleemo saari doonaa degmada Borama.

Hoos Ka daalaco saxeexa cuqaasha iyo odey dhamaan ardaayada Jibriir yonis oon u kala hadhin soo xulista suldaanka beesha J/yoonis suldaan Wabar.

Afhayeenka Qurbo-jooga beesha J/Yonis Jawhar Qalinle
 

 

Quljeednet.com

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Links 

Somali Ecological Society

.Sallaxleynews.com

.Toga Herer

.Dalkasomaliland

.Longlivesomaliland.com

.Somalilandnation.com

.BBCSomali.com

.Ijaraonline

.Allaybaday.com

.Boramanews.com

.Somalilandembassy.com

.TvsomalilandEurope.net

.Haatuf.net

.Jamhuuriya.info

.Radiosomaliland.com

.Maandeeqnews.net

.Halganews.com

.Somalilandfuture.com

.Somlywood.net

.Togdheernews.com

.Somalilandpatriots.com

.Hargeysanews.net

.Somalilandcenter.com

.Hiiraan.com

.QaranNews.com

.Somaliweyn.com

.Radiohargeysa.net

.Haerdo.org

.Hargeysa.org

.Hadhwanaagnews.com

.Somaliland.org

              

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Quljeednet.Com © 2010 • Privacy Policy • Terms Of Use

                              Welcome To Quljeednet.com  Awdal