WelcomeTo QuljeedNet Awdal 

 

 

 

 

                 Home    Contact Us   About US            

 

30-01-2012  
Hambalyo Meherka  Mustafe Aadan iyo Yaasmiin C/Salaam Sh. Ibraahim

Dhammaan shakhsiyaadkan hoosku qoran oo kala jooga magaalooyinka Khamiis Mashiid, Riyaad iyo Madiina al Munawara ee dalka boqortooyada Sucuudiga ayaa waxa ay hanbalyo igo boogaadin u dirayaan aqoonyahan Mustafe Aadan iyo Yaasmiin C/Salaam Sh. Ibraahim oo uu jimcihii inna dhaafay meherkoodu ka dhacay magaalada Khamiis Mashiid ee koonfurta Sucuudiga , waxaanay Ilaahay uga baryayaan farxad waarta iyo ubad khayr badan. Aamiin: 

Abbe C/Salaam Sheekh Ibraahim Tubeec iyo hooyo Balqiis C/Raxmaan Cali al-Sancaani iyo carruurtooda

Sheekh Maxamad AxmadSoodaan iyo xaaskiisa Khadra C/Raxmaan Sancaani iyo carruurtooda Maxamad Mowliid Fadal iyo xaaskiisa Foziya Cabdi Duksiiye iyo carruurtooda

Sh. Maxamad Siciid Guuleed (Dheeldheel)

Sh. Daahir Xasan Cige (Sheekhaal)

Sh. Cumar Sh. Yuusuf Axmad

Sh. Siciid Faarax Xasan

Khadiir Maxamad Buraale

Zakariye Xuseen Quulle

Cumar Xuseen Quulle (Ilkacase)

 

 

  

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Quljeednet.Com © 2010 • Privacy Policy • Terms Of Use