Welcome To Quljeednet.com  Awdal                                                                                                                                                                                                   

 

Hooyada Asuubta Fanka Somaliyeed Hibo Nuura

 

Help Awdal To Decide Its Future and Vote For It

 

 

 Petition to Stop Bloodshed SSCSo

Quljeednet Brings to you the message you need to hear>>>>>>>>>>>

 

11-05-2010

Press Release: Families of the Victims of 7/11 have spoken loud and clear.

Rays Hotel 

 

 

 

Home   Contact Us   About US            

 

 

30-08-2010

Casuumada Reer Ad Siisa Kolay Kolay Cabirkaaga:Abwaan Farxan

Waxaan mansadan jawaab uga dhigayaa saxiibkay gacan oo wali  ila fahmi la halka aan wax uwadno iso isu duubnida tolka waxaanan rajaynayaa inay mansadani dawo unoqoto:

 

adigoo daskaagu buuxo
hadaad dur durada  biloowdo
adood dawlad noqon karaaya
gumaysi  hadaad danmoodo
adoo adba coodan buuxa
ragaagu cidhiidhu dhaafay
inuu cayayaan dulaysto
hadaad sharaf ciilka mooday
cuqdadi wiilkii ay haysi
ilay carab kaa bogsiiyee
waxaad isla ciil badaysi
waxaad shalay uga cadhootay
dhalinta caqligoogu buuxo
canaanta waxaad kukeentay
calaamad su aaal weeyi
 
gacanow culay baad sidaaye
cibaariyo waa layaabe 
dadkuba cabdi weeyi eebe
candhuuf eebaa ka beeray
haday cabsi aay kuhayso
ceeshkaa malintuu dhamado
kolay duni waad  ka ciiri 
caqliga garashada xanbaarsan
culayskiyo talada tagan
hadaad jilib soo camiratay
casuumada reer ad siisay
kolay cabirkaa adaaleh 
ninay danta guud cuslaysay
cidhiidhi dadkiisa haysta
haduu jawigaa ku ciirsan
hadii cabiraad maanso
cirjiidhka ka warabinwayo
cadkiisa kagoosan waayo
iclaaj dadka oo ubahan
haduu cuqdad soo hunqaaco
garaad kiisaa cidaadan
miisankiisan cuslayne
maandhoow codka hayla eegan
 
cibaariyo waa layaabe
iftiinku markuu cilaalmo
markay Subaxdii cadceedu 
ilayka kuseento dunida
hadaad suulashi ku eegto
inuu sacabkaagu qariyo
ilayn  waa suaal dawayne
garaadka miyuu kusiiyay
inaad  Buuraha salkooda
ninkow Sahal aad uqaadid
suncada reer kagu haysto
kolay aniwaa sadkayga
waxaan samaydana uqatay
inaan cadow gaaga seemo
inaan cududaa adkeeyo
culayka kusaaran heedhe
inaan cafis kaaga raadsho
haymoodin ninkii ku ciilay
waxaan ahay cudud tolkaaya
 
midhaasi haday kudeeqdo   
mandhoow waxanahay abwaanka
bulshadu marka ay salguurto
markay surma seegto gaadho  
markay sacabadaysla waydo
markuu Sooyaalku baydho
mandhow hadba sagalka muuqdiyo
mohamed sahan kow ahanjiray
waliba Sida ay hadhoow noqon
mandhoow Saadaalin jirayee
kolay Waadigan salooshee
mohamed Dambi sabab la'aaneed
mandhow ii sudhaaya qoortee
ninyohow haygunoqon sidii
nin sareeye gaas iyo
laga dhigay sargaalo
inta uu sardheerkoray
haduu sooba dagilaa
loohayn salano
sigataye mabooda
naftu siisay dhoor jeer
hada subciska ilagaro
haka dhicin salanada
 
by farhan adan warsame
 
 
 


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Utartamayaasha

Siyaasada Somaliland

 Ee Ka soojeeda

Awdal

 

  Links 

Somali Ecological Society

.Sallaxleynews.com

.Toga Herer

.Dalkasomaliland

.Longlivesomaliland.com

.Somalilandnation.com

.BBCSomali.com

.Ijaraonline

.Allaybaday.com

.Boramanews.com

.Somalilandembassy.com

.TvsomalilandEurope.net

.Haatuf.net

.Jamhuuriya.info

.Radiosomaliland.com

.Maandeeqnews.net

.Halganews.com

.Somalilandfuture.com

.Somlywood.net

.Togdheernews.com

.Somalilandpatriots.com

.Hargeysanews.net

.Somalilandcenter.com

.Hiiraan.com

.QaranNews.com

.Somaliweyn.com

.Radiohargeysa.net

.Haerdo.org

.Hargeysa.org

.Hadhwanaagnews.com

.Somaliland.org

              

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Quljeednet.Com © 2010 • Privacy Policy • Terms Of Use