|

Live Horn CableTV;




|
|
05-02-2012
Ujeedo: TACSI
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJACUUN
Ururweynaha ARDAA wuxu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska dhamaan Ilma Muxumed Barkhadle, qaraabadii iyo eheladii Marxuumad Faadumo Aw Cabdi Buux oo maanta ooy taariikhdu tahay 02/4/2012 ku geeriyootay magaalada Dallas ee cariga Mareykanka. Waxay si gaar ah geeridaas uga tacsiyeynayaa Khadra Muxumed Barkhadle oo ka tirsan masuuliyiinta ARDAA.Ururku wuxu Eebe uga baryayaa in marxuumada ka waraabiyo janatul Fardowsa, qoyskii,qaraabadii iyo asxaabtii ay ka geeriyootana ka siiyo samir iyo iimaan. Aamiin..Aamiin..
| |
|
03-02-2012
Daawo Axmed Xaaji Daahir ,Oo Qudbad Qiimo Leh Ka Jeediyay Madashii Borama Ee Lagu Soo Dhaweeyay Udub
| |
|
03-02-2012
Ogaysiis Ku Saabsan Wanqalka Degmada Quljeed Oo Laqaban Doono 09/2/2012
DHAMAAN WAXAN OGASYIINAYNAA BULSHO-WEYNTA REER SOMALILAND IN FEBRUARY 09, 2012 LA QABAN DOONO WANQALKA DEGMADA QULJEED OO KA DHICI DOONTA DEGMADA QULJEED, AWDAL SOMALILAND. DEGMADAASI OO NOQON DOONTA DEGMOOYINKA CUSUB EE KU SOO BIIRAY LIISKA DEGMOOYINKA SOMALILAND, GAAR AHAANA GOBOLKA AWDAL, MARKII HORENA KA TIRSANAYD DEGMADA BOOAME. ALLAA MAHAD LEH: By Eng Maxamed Sh Daahir | |
|
03-02-2012
Daawo Suldaan Cabdi Muuse Geele Oo Siweyn Usoo Dhaweeyay Madaxda Xisbiga Udub Ee Boorama Yimiday
| |
|
03-02-2012
Axmed Xaaji Daahir Cilmi Murashaxa Mustaqbalka Madaxweyne Ku Xigeenka Ee Xisbiga Udub Oo Qudbad Qiimaleh Kajeediyay Socdaalkii Udub Ee Boorama
| |
|
01-02-2012
Kulan Lagaga Hadlay Sida Loo Doranayo Iyo Qaabka Uu Yeelanayo Golaha Degaanka Degmooyinka Awdal
| |
|
01-02-2012
Wasiirka Wasaaradda warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland Md. Axmed Cabdi Maxamuud (Xaabsade) ayaa ugu baaqay xukuumadda inay wada hadal la yeelato dadka gobollada Sool iyo Buuhoodle oo uu tilmaamay in la khalday. Waxa kale oo uu Wasiirka warfaafintu soo jeediyay in shirka London ka hor wax badan la saxo oo la kala qaado labada ciidan ee isku hor fadhiya Jiidda Buuhoodle, waxaanu sidaas ku sheegay waraysi khaas ah oo uu shalay xafiiskiisa ku siiyay Read More
| |
|
01-02-2012
Subeer Cabdikariim Boodhleh Oo Ka Waramaya Taariikhiihii Cajiibka Ahaa Ee Kusoo Maray Mgaalada Boorama Xiligii Uu Gudoomiyaha Boorama Ka Ahaa
| |
|
01-02-2012
Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil Oo Ka Hadlay Nabadaynta Colaada Kataagan Bariga Somaliland
| |
|
31-01-2012
Daawo Madaxda Urur Siyaasadeedka Umada Oo Si Heersara Ah Berbara Loogu Soo Dhaweeyay | |
|
31-01-2012
Barmaamushka Baro Dhulkaaga Iyo Seerihii Boorama Oo Jilaal Jooga
| |
|
30-01-2012
Wasiirka Hawlaha Guud Oo Ka Hadlay Balantii 45ka Maalmood Ee Arinta Seemaal Iyo Jawaabtii Duur-xulka Ahayd Ee Sul. Saleebaan
| |
|
30-01-2012
Agaasimaha Wasaarada Arimaha Gudaha Iyo Maayarada Boorama Iyo Gabiilay Oo Boorama Kulan Ku Yeeshay
| |
|
30-01-2012
BBC: Live from Somaliland
| |
|
30-01-2012
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun
Anigoo ah Dr Abdirashid Omar Sh Ibrahim, xaaskayga Nasiya Jaamac Aye iyo dhamaan walaalahay iyo xaasaskoodaba meel kastoo dunida aya ka joogaan aan u tacsiyadaynaynaa eheladii uu ka baxay walaalkayo MAXAMUUD CABDI BARKHADLE (SHIINE QULJEED). siiba xaaskiisii, waxanan leehay ilaahay samir ha inga siiyo isagana janadii fardowsa allaha geeyo. aaamiiin
| |
|
29-01-2012
Suldaanka Dhalinyarada Somaliland Sul. Cabdiraxmaan
| |
|
29-01-2012
BBC:Dhegayso Moronka Durba Kataagan Arinta Nidaamka Federalka Oo Ay Dadku Sheegaan In Somaliya Ku Dhaqmi Doonto Iyo Dhibaatooyinka Iyo Tacadiga Koonfurta Somaliya Kusoo Badanaya

| |
|
28-01-2012
Daawo Dhismayaasha Iyo Qaybo Kamida Dhakhtarka Al Xayaat Ee Boorama Dhawaan Laga Dhisay
| |
|
28-01-2012
Kalfadhigii 17aad ee Golaha Wakiilada ee Somaliland ayaa Maanta Si rasmi ah u Furmay, Fadhigan oo uu Shirguddominayey Guddomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md.C/raxman C/laahi Cirro, Ayaa waxa ka Soo Qaybgalay Baddibada Xildhibanada Golahaasi. Fadhigan ayaa Xildhibanada Golaha Wakiiladu Waxay Si Kulul Uga Doodeen Ajandaha Kalfadhiga 17aad, Waxayna Xildhibnada Doodooda Dhibtay ay sheegen in loo bahan yahay in Ajandaha lagu soo Darro Ka Doodiista Siayasada Arrimaha Dibadaiy:Read More | |
|
27-01-2012
Waa Mako Iyo Nuur. Daawasho Iyo Dhagaysi Wacan
| |
|
26-01-2012
Daawo Soo Dhaweynta Xisbiga Umadda Ee Gobolka Awdal+Waa Dr M/A Gabose Iyo Qaasim Ibraahim Tubeec
| |
|
26-01-20112
Madaxda Urur Siyaasadeedka Umada Oo Sidiiran Loogu Soo Dhaweeyay Dilla Iyo Boorama
| |
|
25-01-2012
Al Hayat Hospital Borama Ayaa Noqday Hospitalka Ugu Casrisan Somaliland/Somaliyaba
| |
|
25-01-2012
Daawo Ragyiga Dadweynaha Reer Boorama Oo Aad Utaageeraya Qadiyada Iyo Qarannimada Somaliland
| |
|
24-01-2012
Daawo Barmaamushka Baro Dhulkaaga Iyo Horumarka Iyo Laamiyada Borama Laga Disay Ku Raaxayso | |
|
24-01-2012
Nasashada Quljnet.Calanyahaw Ruux Kaa Cadhoodoon Somaliland Rabin Iyo Ruushka Xoogale Kuma RidikarayaanNimco Yasin Iyo AbdiQaboojiye.Caleek
| |
|
Oday Dhaqameedyo Ka Hadlay Abaaraha, Saamiqaybsiga Iyo Qadiyada Somaliland
| |
|
23-01--2012
Pro Axmed Ismaaciil Samatar Oo Sheegay Inuu Kasoo Horjeedo Maamul Goboleedada Kaatumo State Iyo Awdal State Madaxda SL Ugu Baaqay Inay Cadaalad Sameeyaan
| |
|
23-01-2011
Bahweynta gadabuursi ee ku dhaqan wadamada reer galbeedka sida UNITED KINGDOM , U S A , CENTRAL EUROPE , NORWAY , SWEDEN, CANADA , DENMARK , AUSTRALIA , NEWSEALAND , IYO KHALIIJKA waxay hiil iyo hooba la garab taagan yihiin xukuumada somaliland iyo jiritaanka qaranimada somaliland. gadabuursi waa beesha kaliya ee 100% taageersan qaranimada somaliland iyadoo lagu dhisay boorama dawladda somaliland iyo dimoqraadiyada. gadabuursi waa qowmiyad muhiim u ah jiritaanka somaliland lagamana yaabo inay si fudud balantii ay la galeen shicibka walaalahood ah ee beesha dhexe iyo beesha bariga somaliland inay ka baxaan. sida aynu wada ogsoonahay waad ogeydeen sidii CANADA looga taageeray jiritaanka somaliland, waxa kale oo aad markhaati ka tihiin maanta iyo mudaharaadkii xooganaa ee gilgilay magaalada boorama Read More | |
|
22-01-201
Gudoomiye Faysal Cali Oo Ka Hadlay Tabashooyinka Beelaha Darifyada
| |
|
22-01-201
Madaxweyne Ku Xigeenka Soomaliland Saylci Iyo Qudbadii Uu Kajeediyay Isku Soo Bixii Hargeysaad
| |
|
21-01-2012
Mudane Saylici Oo Ku Adkaystay Inuu Garnaqsado
Khilaafkii beryahanba u dhexeeyay Mmadaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici iyo Qasriga madaxtooyada amaba wasiirada khusuusiga ah talada dalku ka go'do ee ay ka mid yihiin wasiirkaMadaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo wasiirka arimaha debeda Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaan ilaa hada lagu guulaysan in la soo afjaro balse ergo xukumadeed iskeed isu magacwday bilowday dhexdhexaadin ilaa daraad socotey oo u kala dabqaadeysay guriga Cabdiraxmaan Saylici iyo Qasriga Madaxtooyada oo Siilaanyo ay ku weheliyeen wasiirada khilaafka dhaliyey ee Madaxtooyada:Read More | |
|
21-01-2012
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun
C/rashid Xirsi Cali iyo dhammaanba Reer Xirsi Cali waxay halkan uga gudbinaynaan guud ahaanba Reer Aye gaar ahaana Reer Xaaji Aadan Daahir Aye Tacsidii ku timi Allaha u naxariisto eh Xaaji Aadan Daahir Aye, waxan ilaahay uga baryaynaa in uu Naxariistii Jannatul Firdowsa ka Waraaabiyo intii ka hadhayna samir iyo imaan ka siiyo kana yeelo AWLAAD SAALIXA.
C/rashid Xirsi Cali Borama/Somaliland | |
|
20-01-2012
Suldaan Dhawal Oo Ka Hadlay Arimaha Buuhoodleh Iyo Maamul Goboleedada Baryahan Soo Batay
| |
|
20-01-2012
Taliyaha Ciidamada Somaliland Oo BooqdayFadhiisimaha Ciidamadu Kuleeyihiin Degaanada Gobolka Sool
| |
|
20-01-2012
Suldaan Cabdiraxmaan Jamac Dhawal Oo Ka Hadlay Munaasibadii Urursiyaasadeedka Badbaado Ee Borama
| |
|
20-01-2012
Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Mudane Saylici Oo Ku Gacansaydhay Qaabka Ay Udhaqmaan Wasiirada Ku Xeeran Madaxweyne Siilaanyo
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo qaadacay Shirka Golaha Wasiiradda ee maanta iyo khilaaf soo kala dhex galay isaga iyo Xukuumadda
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici ayaa manta ku gacansaydhay Xukuumadiisa inuu kala qayb galo shirka Golaha Wasiiradda kadib markii uu khilaaf weyni ka dhex qarxay isaga iyo laba wasiir oo kala ah Wasiirka Madaxtooyadda iyo Wasiirka Arrimaha dibeda kuwaasoo ay isku maandhaafeen Hay’adda Qurbajooga oo maamul ahaan isaga hoos iman jirtay hase yeshee:Read More | |
|
20-01-2012
Inaa Liaah Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Waxaan tacsi u dirayaa anigoo ah Dr C/rashiid cumar sh Ibraahim kuna hadlaya magaca reer cumar sh Ibraahim,waxaan u diryaa tacsi ehaladii iyo qaraabadii ay ka baxeen AADAN DAAHIR AYE IYO SAAJIN IBRAAHIM RIJAAL, waxaan ilaahay uga baryayaa inuu
Ilaahay u naxariisto janadiina geeyo inagana dhamaanteen samir iyo iiman inaga siiyo. aamiin | |
|
20-01-2012
Fikirkaaga Kadhiibo Badheedhaha HiilDan: Awdal State of Somaliland Ayaa Inooga Fiican Awdal State of Somalia
Sida qaalibka ah waxa jirta in marka ugu horraysa ee dunidu maqasho magaca guud ee Soomaaliya, ay runtii dad badani innoo tacsiyeeyaan. Dadkaasi dunida badankoodu waxay markaaba is tusaan inaynu nahay dal iyo dad ku hoogay dunidan korkeeda. Balse, marka hoos loo daadago ee lays weydiiyo bal inay ummaddani meeli uuni u fayoowdahay, wSida axa la soo jalleecaa Somaliland iyo Puntland, isla mar ahaantaana waxa la arkaa ilays iyo burcad ka dhex muuqda:Read More | |
|
18-01-2012
Mahadnaq Balaadhan Oo Loo Soo Jeediyay Maxtooyada Iyo Wakiilada Raashinka Soo Gaadhsiiyay Seemaal Oo Ay Kow Ka Tahay Amaal Xaaji MIISAAN
| |
|
18-01-2012
Marwada Madaxweynaha Somaliland Oo Deeq Raashina Usoo Gudbisay Barakacayaashii Seemal Ee Qaybta Awdal
| |
|
18-01-2012
Suldaan Samatar Oo Qaran Nimada Somaliland Si Adag Udifaacay Arimaha Bariga Dalka Ka Taagana Ka Hadlay
| |
|
18-01-2012
InaaLiaah Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Anagoo ah dadka magacyadoodu hoos ku xusan yihiin waxan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyskii, asxaabtii iyo qaraabaddii uu ka baxay Allaha u naxariitee, Mohamed Ibrahim Rijaal (SAAJIN) oo ku geeriyooday bisha 16/01/2012 magaalada Al Ain ee dalka Imaaraadka Carabta (UAE).
Waxan EEBE marxuumka uga beryeynaa inuu jannaddii Fardowsa ka waraabiyo qoyskii uu ka baxayna illaahay samir iyo iimaan ka siiyo. INNAA LILAAHI WA INNAA ELEHI RAJICUUN:Read More
n | |
|
17-01-2012
InaaLiaah Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Dhamaan dadka hoos ku qorani waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhamaan reer Ibrahim Rijal meelkasta
oo ay kala joogaan,
DR. Abdi Moumin
Dr. Yussusf Cabdi
Maxamad Xasan kaabarajee
Maxamad Jaamac Abgaal
Jowhar Qalinle
Maxamad xaaji
Harawa sh. Cumar good
Cilmi cabdillahi
Muuse Cabdilliah
Khadra Muxumad:Read More | |
|
17-01-2012
InaaLiaah Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Waxan Tacsi Tiraanyo Leh U Dirayaa Geerida Naxdinta leh Ku timid Abtigay maxamed Ibraahim Rijaal Ku Geeriyooday Magaalad Dubai waxana ilaahay uga baryayaa inuu naxriisto jano ka waraabiyo Amiiiiiiiiiiiiiiin Amiiiiiiiiiiiiiin Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
Gudoomiyaha ururka Dhalinyarta Qurbojooga Gobolada Awdal and Salal Future Youth Council
RIDWAAN AHMED MUHUMED GEELE
ridwaan34@hotmail.com | |
|
17-01-2012
InaaLiaah Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Waxaan halkan ka tacsi ugu dirayaa dhamaan ree ibrahin rijaal hirsi meel kastoo joogaanba geeridii naxdin lahayd ee ku timi marxuum MOHAMAED IBRAHIM RIJAAL waxaan marxuunka jna fardowsa haka waraabiyo dhamaan ree rijaal xirsi qoyskii qaraabadii dhamaanteen samir iimaan alla ha inaga siiyo aa miin:Read More
| |
|
16-01--2012
Ciidammada Booliska Oo Qabtay Sadex Nin Oo Ka Mid Ah Edaysanayaashii Dilkii Seemaal
Ciidamada Booliska Somaliland ayaa gacanta ku dhigay sadex nin oo ka mid ahaa sagaalkii eedaysane ee loo haystay dilkii foosha xumaa ee Seemaal.Sadexdan nin oo aanu magacyadoodu dib ka baahin doono ayaa la sheegay in Mid lagu qabtay magaalada Gabiley ka dib markii xogtiisa la helay, midna lagu qabtay isagoo marayay agagaarka degmada Dilla.Warku waxa uu intaasi ku daray in ka sadexaadna uu isku soo dhiibay ciidamadda ku sugan deegaanka Ceel-bardaalle ka dib markii sahaydii ka go’day. Xigaso Somaliland.org | |
|
16-01--2012
Jeneraalka Guud Ee Cidamada Jamhuuriyada Somaliland Jeneraal Jidhif Oo Ka Hadlay Hawlgaladii Ay Cidamada Somaliland Ka Fuliyeen Magaalada Buuhoodleh
| |
|
16-01-2012
Shacabka reer Awdal Oo Si Midaysan Usoo Dhaweeyay Qudbadii Madaxweyne Siilaanyo Shalay Usoo Jeediyay Labada Golle Ee Jamhuuriyada Somaliland
| |
|
14-01-2012
Wasiiru Dawlaha Arimaha Dibada Somaliland Dr Maxamed Rashiid Sheekh Xassan Ayaa Ka Waramay Xaladaha Kala Duwan Ee Dalka Ka Jira
| |
|
14-01-2012
Qudbadii Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Siilaanyo Ujeediyay Labada Golle
| |
|
14-01-2012
Musharaxa Jagada Madaxtinimada Ee Xisbiga Udub Oo Ka Hadlay Madasha Maskax Maal
| |
|
13-01-2012
Murashaxa Madaxweyne Nimada Sl Ee Xisbiga UdubOo Shirjaraa'id Kaga Hadlay Sobobaha Uu Boorama Ujoogo
| |
|
13-01-2012
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun
Cabdilqaadir Barkhad Muude iyo Cabdikariim Daahir Bile iyo Nimco Muuse Kaahiye iyo Maxamed Muuse Kaahiye ayaa waxay tacsi tyranny leh udiraya ehelkii iyo qaraabadii uu kabaxay Xaaji Aadan Daahir Aye oo todobaadkan ku geeriyooday Magaalada London. Waxayna marxuumka geeriyooday Ilaahay SWT uga baryayaan in uu naxariistii jano ka waraabiyo ehelkiisii iyo qaraabadiisana waxay Ilaahay SWT uga baryayaan in uu samir iyo iimaan kasiiyo Amiiiiin | |
|
13-01-2012
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun
C/rashid Xasan Mataan iyo dhammaanba Reer Xasan Mataan waxay halkan uga gudbinaynaan guud ahaanba Reer Aye gaar ahaana Reer Xaaji Aadan Daahir Aye Tacsidii ku timi Allaha u naxariisto eh Xaaji Aadan Daahir Aye, waxan ilaahay uga baryaynaa in uu Naxariistii Jannatul Firdowsa ka Waraaabiyo intii ka hadhayna samir iyo imaan ka siiyo kana yeelo AWLAAD SAALIXA.
C/rashid X Mataan Entebbe, Uganda | |
|
12-01-2012
Wasiirka Dib U Dajinta Iyo W-Ku Xigeenka Waxbarashada Iyo Dhagaxdhigii Jaamacada Eelo
| |
|
12-01-2012
Gud. Jaamacada Eelo Oo Ka Waramay Ahmiyada Xarunta Cusub Ee Jaamacadu Dhisanayso
| |
|
09-01-2012
Inaa Lilaah Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Dhamaan dadkaa magacayadoodu hoos ku qoranyihiin waxay tacsi tyranny leh udirayaan qoyskii iyo qaraabadii iyo ehelkii uu kabaxay Xaaji Aadan Daahir Aye oo xalay ku geeriyooday Magalada London ee carliga dakan Ingriiska waxayna marxuumka geeriyooday Ilaahay SWT uga baryayaan inuu naxariistii jano ka waraabiyo. Qaraabadii iyo ehelkiisiina uu samir iyo iimaan kasiiyo:Read More
| |
|
09-01-2012
Inaa Lilaah Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Tacsi:Bahda Quljeednet.com waxay tacsi tiraanyo leh udiraysaa qoyskii iyo qaraabadii uu kabaxay marxuum Aadan Daahir Aye oo xalay ku geeriyooday magaalada London waxanan marxuumka geeriyooday Ilaahay Swt uga baryaynaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo. Marxuum Aadan Daahir Aye waxa uu ifka kaga tagay qos aad u balaadhan oo ku kala nool wadamada Australia, UK Iyo Jamhuuriyada Jibbouti waxanan marlabaad leenan lenahay dhamaantood ilaahay samir ha idinka siiyo isagana naxariistii jano ha ka swaraabiyo marxuumka Aamiin Inaa Lilaah Wa Inaa Ileyhi Raajicuun | |
|
09-01-2012
Inaa Lilaah Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Aadan Maxamed Mire Waqaf Ayaa Ku Geeriyooday Cusbitaal Kuyaala Dalka Malaysia
Marxuum Aden M Mire Waqaf Allaha unaxariistee ayaa saaka ku geeriyooday cusbataal ku yaalla magaalada Kualumpur ee caasimadda dalka Malaysia. Marxuum Adan Maxamed Mire Waqaf waxa uu ahaa siyaasi aad caan uga ka ah dalka Somaliland, horana u ahaa Wasiirkii Gaashandhiga ee Xukuumaddii UDUB Guddoomiye ku xigeenna ka noqday xisbiga UCID intii ka horaysay khilaafkii labada dhinac loogu kala jabiyey. Marxuumka ayaa in muddo ahba cisbitaal ku yaalla dalka Malaysia u jiifay xanuun dhinaca kelyaha ah oo uu muddo ka cabanaayey, xanuunkaad ayuuna sida lasheegay u geeriyooday. Shabakada Quljeednet.com waxay shacabka Somaliland iyo qoyskii marxuumkaba ka tacsiyadaynaysaa geerida ku timiday masuulka . Waxanan ilaahay uga rajaynaynaa in uu jannadii ka waraabiyo marxuumka ….Aaammmiin. | |
|
09-01-2012
Baaq Ku Socda Bulshoweynta Awdal, Selel, Iyo Gebiley
Annaga oo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin oo u dhashay gobolada Awdal, Selel iyo Gebiley, waxaan aad uga xunahay waxyaalah foolxumada iyo waxyeelada leh ee lagu qorayo qaar ka mid ah shabakadaha ay maamulaan dadka u dhashay beelahaas. Qoraaladaas oo ah kuwa aad u dhaawacaya sharafta iyo magaca dadkeena, dadkeenana kala dilaysa kalana foogaynaysana midnimada, isku duubnaanta, iyo waxa wada qabsiga.
Waxa nasiib darro ah in lacaayo abti, adeer, gacal , tol iwm. Waxa dhaqanka ka baxsan in la xeerin waayo lana xushmayn waayo laf iyo diirkeed ah:Read More | |
|
09-01-2012
Hambalyo Meherka Boqorka Iyo Boqorada Subeer Maxamed Nuur (Cansharaar)Iyo Ifraax Cabdiraxman Xareed
Dhaman Qoyska reer Cansharar oo kala jooga Borama;Djibouti,Usa,Canada,Norway,Sweden,Switzerland,Malaysia,Australia Waxan hanbalyo kaliyo laaba hawada u marinaynaa Subeer Maxamad Nur{Cansharar}iyo Ifraax Cabdiraxmaan Xareed oo meherkoodu ka dhacay maalintii isniinta 02.01.2012 magaalada Borama .ee Gobolka Awdal Waxan idin leenahay guurkiinu guur khayr,noqda labadii isku reeyee ubad khayrleh kala hela,duco iyo salaan baan hawada idiin soo marinaynaa Subeer iyo Ifraax marlabaad noqda reerkii lagu nastee,lagu nagaadee,nimcadu ay dhextaal,Guurkiinu guur farax,Gacal iyo sokeeeyaba loo wada riyaaq Aamiin aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Rashid Cansharar Oslo Norway | |
|
09-01-2012
Ururka Cusub Ee Wadani Oo Lacag Gudoonsiiyay Hay 'ada Asarda Ee Jidadka Gobolka Awdal
| |
|
09-01-2012
Dhalinyar Reer Awdala Oo Taageertay Musharaxnimada Xisbiga Udub Ee Jamaal Cali Xuseen
| |
|
09-01-2012
Suldaanka Da’da Yar Ee Suldaan C/raxmaan Axmed Oo Maanta Shir Jaraa’id Ku Qabtay Magaalada Borama+Sawir
08-01-12-Borama-(Cadceed) Waxaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Hotel Ex Harawa suldaanka Dhalinyarada Somaliland Suldaan C/raxmaan Axmed Sheekh Muxumad waxa uuna ka waramay arimo badan oo ay ka mid tahay Shaqaaqadii dhawaan ka dhacday degaanka Seemaal iyo dawrka dhalinyarada iyo saamaynta ay ku yeelatay, arimaha siyaasada dhinaca furashada urursiyaasadeedyada iyo doorashada Goloha degaanka ee dhawaan qabsoomi doonto iyo arimo kale oo fara badan:Read More
| |
|
07-01-2012
Hambalyo Meher Oo Qaaliya
Cabdulqaadir Barkhad Muude Iyo Xaaskiisa Safiya Caydiid Cilmi Iyo Caruurtooda Iyo dhamaan Reer Caydiid Cilmi, Waxay habalyo Tahniyad udirayaan meherka Boqoqr Axmed Nuur Cabdiraxmaan Yusuf iyo Boqorada Xamda Xasan Aadan oo uu meherkoodu ka dhacay caasimada Somaliland Ee Hargeysa taariikhdu markay ahayd 04 01 2012 waxayna ilaahay uga baryayaan lamaanaha is mehersaday inuu ilaahay isku siiyo awlaad khayr qabta iyo nolol raaxo leh aamiin | |
|
07-01-2012
Dardaarankii Iyo Duur Xulkii Xoghayahii Hore Ee D/Hoose Mud. Cabdikariin
| |
|
06-01-12
Xulkii Gob.Awdal Oo Shahaado Sharaf Gudoonsiiyay Xil. Abiib Good
` | |
|
06-01-012
Taliyayaasha Ciidamada Milatariga Iyo Booliska S/land Oo Amar Lagu Siiyay Soo Qabashada Gacanku Dhiiglayaashii Seemaal
| |
|
06-01-2012
Hadal Xigmada Badan Wata Oo Canaan Iyo Runsheeg Iyo Tusaalayn Iskugujira Oo Midkamida Duqayda Reer Dilaad Huwiyay Masuuliyiintii Somaliland Kasocotay Ee Shirka Layeelatay Odayaasha Reer Dillaad
| |
|
04-01-2012
Garnaqsigii Suldaan Saleebaan Iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland
| |
|
31-12-2011
Happy New Year 212

| |
|
30-12-2011
Respond To, An Article Entitled (Quljeednet The New Mysterious Website For Awdal Public)Written By Osman Elmi And Published On Harowo.com!
Mr Osman Elmi’s subjective piece entitled(Quljeednet The New Mysterious Website For Awdal Public!)which was published on Mr Elmi’s idol website Harowo.com and his previous articles show how some Awdalistes falsely claim that they want facts when in realty they reject the seed of the fact itself.
In one of his previous opinionated articles entitled(Who is Who In Awdal’s Media Outlets)Mr Elmi listed almost all the Awdalites run websites, and he had championed his idol Harowo.com which extremely support the so called Awdalstate project, and that shows where Mr Elmi’s bias: Read More | |
|
29-12-2011
Daawo: Saylici Oo Si Uu Reer Gabiilay Ugu Muujiyo Nacaybka Uu Uqabo Beelaha Makaahiil Abiib Timacade Is Horwada, Goor Ay Siyaasadii Beelaha Makaahiilna Ugacan Gashay Caruur Iyo Caanalay Iyo Kuwo Aan Caqali Lahayan Oo Dhamaan Awdal State Sheegta
|

Saylici Iyo Abiib Tima Cadihii Lagu Eedeeyay Dilkii Seemaal Oo Isbarbartaagan Gabiilay Dhexdeeda
Todobaadkan Dhexdiisa | | |
|
27-12-2011
Dhagayso:Waraysi Aad Uxiisa Badan Oo Xaaji Cumar Cabdi Cige Kaga Hadlay Cida Kadambaysa Waxa Loogu Yeedho AwdalState Ee Qurbameerka Makaahiil Isku Madadaaliyaan Oo Ah Mid Lagu Jaahwareershay Umada
Xaaji Cumar Cabdi Cige oo tilmaamay inay Awdal State wadaan taageerayaashii Rayaale Iyo Cabdiraxmaan Awcali
| |
|
27-12-2011
Jawaab:Qaybtii Labaad Ee Waa Kuma Cumar Cabdi Lugweyne
WAA KUMA KHALIIF SHEEKH FARAAX GOROD.?
WAA KUMA ABDULKAREEM FAARAX…?
Marka u hore wax beel nacayb ahi iguma jirto ama aan beello ku xumeynayo, dadka waxaanu nahay Dhasho iyo dhasheed, ab iyo isir, walaal iyo saaxiib, abti iyo adeer, ehel iyo xigaal, seedi iyo sodog, dadka waxaa u daran qallin ku dhiigle, munaafaq ah kuwii ay ku degtay ( suuratul nuun wal qalami). laguna sheegay calaamadaha eebbe ka muujiay, sida (sanasimuhuu calal khurduumi, inna balawnaahum kamaa balawnaa)kuwanamiimta ah ee ummadda wadda dhalatay afka isku galinaya, kuna raaxaysanay fidnadda uu dhex dhigo:Read More
| |
|
27-12-2011
Nasashada Quljeednet Ee Maantu Waa Heestii Maxaad Sheekadeenii Intaad Shirisay Dumarkii Ugu Sheegtay Shalay Galab Iyo Fanaankii Axmed Cali Cigaal.
| |
|
26-12-2011
Jawaabo: Waa Kuma Cumar Cabdi-Lugweyne Oo Ku Soo Baxday Mareegta www.harowo.com).25/12/2011...Ama Uu Qorey Nin La Dhaho A/kareem Faarax ...
Adoo daranyeysan gaajo , haddii deeq illaah ku siiyo…Ducaa la yaboosadaaa kibirka waa lagu kufaaaaaa………kkkkk waxoogey taariikh araar ah………
1988kiiMarkii fadhi ku dirirku aadka ugu xoogweynaa waqooyiga somaliya ayaa.. majilis ku yaal magaaladda djibuuti oo inta djibuuti degta aanay waxba ka maqneyn aan la fadhiistay aniga oo ka tegay magaaladda Riyadh ee KSA.. Waa meel loo sameystay hadalka siyaasdda?Read More
| |
|
24-12-2011
Dadkii Dadkayaga Laayay Caawimaadbaa Loo Fidiyay Barakacaayala Waa Lagu Sheegaa Anaga Oo Dadkayagii La Laayayna Cidi Dan Nagama Galayso (Bakacayaasha Seemaal) Ee Dhinaca Gobolka Awdal
| |
|
23-12-2011
Dib Inaan Uxusno Waanada Marwadan Reer Awdala Ayaan Jaclaanay Ee Cayda Iyo Fidnada Iska Daaya Ragoow Hana Laga Waantoobo Kolka Armimaha Xun.
| |
|
22-12-2011
Daawo Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cukus Oo Ka Qaybgalay Shirkii Jaamacada Camuud Soo Qabanqaabisay
| |
|
22-12-2011
Madaxweynihii hore Daahir Riyale Waxa uu naga mudan yahay Maamuus iyo Qadarin lakinse…..” Wasiirka Duulsita & Hawada Mud. Mahamud Hashi Cabdi
| |
|
21-12-2011
Maxamed Jamac Muuse (Oday) Oo Kamida Qurbajooga Iyo Waxgaradka Kasoo Jeeda Gobolada Awdal/Salel Oo Shirjaraa'id London Ku Qabtay Ayaa Si Adag Uga Hadlay Dadka Magacantooda Qariya Ee Maqaalada Soo Qora,Websitedada Reer Awdalna Usoo Jeediyay Waano
| |
| |