|
07-01-2012
Guurkiina Guur Kheyra, Gurigiina Guri Negi, Guuloow Ka Yeel
Amiin. Waxaan halkaan hambalyo kal iyo laab ah ka diraaya anagoo kala ah waalid, ehel iyo asaxaabta hoos ku qoran. Arooska Xuseen Saleebaan Xasan iyo Aroosada Xaawa Dhool Xaaji Nuur Maxamuud oo meherkoodu ka dhacay magaalada Borama taariikhdu markay ahayd 01/05/2012 1. Hooyo Aamina Xasan Kaahin 2. maxamed Xaaji nuur maxamuud 3. Professor Xassan Xaaji Nuur Maxamuud 4. Eng. Mustafe X.Nuur Maxamuud iyo xaaskiisa 5. Dr Fysal X.Nuur maxamuud iyo xaaskiisa 6.maareeye. C/Rashiid X.Nuur Maxamuud 7. Xuseen X. Nuur maxamuud iyo Xaaskii 8. C/aahi Axmed Dafe iyo Caruurtiisa 9.Cabdi X. Nuur maxamuud iyo xaaskiisa 10. Xaaji Idiris Aadan Xasan iyo xaaskiisa 11.Muxuyadiin guray iyo xaaskiisa 12.Nasra X.Nuur maxamuud Deeqa X. Nuur Maxamuud 14. Saynab X. Nuur maxamuud 15. Siraad X. Nuur maxamuud 16.Dr.Aadan X. Nuur maxamuud 17. Dr Abdifataax X. Nuur Maxamuud 18. Idil X. Nuur Maxamuud 19 Hassankhadar Jama iyo xaaskiisa 20. Prof.Sakariye maal iyo Xaaskiisa dadkan oo dhamaan kala jooga wadanka maraykanka (San Diego ,Minisota) ,Norway, Borama iyo Ethiopia
| |