Welcome To Quljeednet.com  Awdal                                                                                                                                                                                                   

 

Hooyada Asuubta Fanka Somaliyeed Hibo Nuura

 

Help Awdal To Decide Its Future and Vote For It

 

 

 Petition to Stop Bloodshed SSCSo

Quljeednet Brings to you the message you need to hear>>>>>>>>>>>

 

11-05-2010

Press Release: Families of the Victims of 7/11 have spoken loud and clear.

Rays Hotel 

 

 

 

Home   Contact Us   About US            

31-08-2010

Gudoomiyihii Udub Ee Gobolka Awdal Oo Xabsiga Loo Txaabay

Waxa maanta lagu xidhay xabsiga dhexe ee magaalada Borama gudoomiyaha xisbiga udub ee goblka Awdal.Salal Cabdicasiis Raage waxana xadhigiisu dabasocdaa jawaabo uu kabixiyay masuuliyiin hore oo la xidhxidhay.

 

Xadhigan isdaba jooga ah ee masuuliyiin kala duduwan lala beegsanayo ayaa umuuqda mid aan xukumada dhex war u hayn laakiin gudoomiyaha gobolku kaga aar goosanayo dadkii ay siyaasada ku kala duwanayeen wakhtiyadii uu mucaaridka ahaa.

 

Ilaa imika majirto cabashooyin loo gudbiyay dawlada dhexe oo ka dhana talaabooyinka uu qaatay badhasaabka gobolka Awdal Maxamed Daahir Cabdale ee uu ku xidhxidhayo masuuliyiinta xisbiyada qaranka.

 

Waxa kale oo haatan jira guux iyo walaac ay waxgaradka gobolku arinkani kudhaliyay maadaaba ay dawlada dhexe ka gaabsatay fidmada iyo khaakhuulka laga abuurayo gobolka Awdal.

 

Dhanka kale ayaa waxay dadka gobolku iswaydiinayaan waxa gobolka Awdal uu kaga duwanyahay gobolada kale marka laga hadlayo xoriyatal qowlka oo si ka balaadhan gobolka Awdal loogaga dhaqmo gobolda kale ee dalka iyada oo hadana ilaa hatan aan lasheegin cid loo xidhxidhay isticmaalka xoriyatul qawlkooda

 

Si kastaba ha ahatee waxa laga dhursugayaa xalada gobolka Awdal ee deganayd laakiin haatan kacsani bal halka ay ku dambayso

 

Quljeednet.com

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Utartamayaasha

Siyaasada Somaliland

 Ee Ka soojeeda

Awdal

 

  Links 

Somali Ecological Society

.Sallaxleynews.com

.Toga Herer

.Dalkasomaliland

.Longlivesomaliland.com

.Somalilandnation.com

.BBCSomali.com

.Ijaraonline

.Allaybaday.com

.Boramanews.com

.Somalilandembassy.com

.TvsomalilandEurope.net

.Haatuf.net

.Jamhuuriya.info

.Radiosomaliland.com

.Maandeeqnews.net

.Halganews.com

.Somalilandfuture.com

.Somlywood.net

.Togdheernews.com

.Somalilandpatriots.com

.Hargeysanews.net

.Somalilandcenter.com

.Hiiraan.com

.QaranNews.com

.Somaliweyn.com

.Radiohargeysa.net

.Haerdo.org

.Hargeysa.org

.Hadhwanaagnews.com

.Somaliland.org

              

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Quljeednet.Com © 2010 • Privacy Policy • Terms Of Use