\WelcomeTo QuljeedNet Awdal 

 

 

 

  Home    Contact Us   About US          

 

 02-01-2012

Dudub Cismaan Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis Muhim ah:

Shirweynihii sanadka ee Qurbojooga beesha Reer Dudub-Samaroon (Gadabuursi) ee UK!!!!!Waxaan ogaysiinaynaa dhamaan Qurbajooga beesha Reer Dudub (Dudub Ciisman, J. Y.), Samaroon ee UK ku sugan in maalinta Sabtida ee inagu soo aadan laqaban doono shirweynihii beesha ee sanadkan cusub ee 2013.Waxaa si weyn loogu adkeenayaa xubnaha beesha inay kasoo qeeb galaan shirweynahan muhiimka ah isla markaana laga codsanayaa inay waqtiga aad u dhawraan.

               

Maalinta Sabtiga (Saturday) 5th January 2013.

Saacaduna ay tahay:  5pm - 10pm

Shirku wuxuu kadhici doona (Address):

Oaktree Community Centre,

Osborne Road, Acton,

London, UK.

W3 8SJ

Bus: 440

Tube: Acton Town (Piccadily District}, South Acton (Overground).

Wixii faah faahin ah oo intaas dheer kala xidhiidh:

Muxyadin Musse 07432640521

Cabdilaahi Cilmi 07846531186

Saynab Ibrahim 07852947507

Or e-mail: reerdudubuk@gmail.com

Mahadsinidiin.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Quljeednet.Com 2010 Privacy Policy Terms Of Use