WelcomeTo QuljeedNet Awdalas

 

 

                   Home   Contact Us   About US            

 

21-12-2011

Duyuufkii Reerka Martiyey Ee Daacaduna Soortey Ee Markii Uu Dibirey Xoolihii Reerka Kula Dooday : Makaahiil Dalkaba Wuxuu La Yimid Daasad Iyo Koob.

Waxaa isa soo taraya Cay Iyo Aflgaado Ay Ka Muuqato fuleynimo In Beesha Geeriyeysan Ay Kula Soo Noqdeen Gobolka Awdal Iyo Habar Cafaan. Run Ahaantii Beesha Geeriyeysan inan Maanta Ku Digto Qalinka Uma Qaadan Waayo dhiigoodii Baa sii Qoyan .

 

Halkaan Ka sugeynay Iney wax Qabsadaan Oo Ay Aarsadaan Waxay Noqotey Geesinimadoodii Iney Borama Nagu shiidaan . Run Ahaantii Ninka Maqaalka Cayda Soo Qorey Waxaan Filayaa Inuu Isaga Laf.tarkiisu Xaqiiqda Iyo Tariikhdii Jirtey Iska Indho Tirayo ,,,Ay Cadhaduna Ka Badisey.

 

Taasina Ay Keenty Inuu Xitaa Dumarkii Lama taabtaanka Ahaa Ee Habar Cafaan Uu Aflgaado Qaawan U Gaysto. mase Hilmaamey In Dumarka Habar Cafaan Lagu Habaaro ( Makaahiil Ku Guursey oo Midgaan u dhax. ) Maah Maahdaasi Waxay Ku Tusineysaa In Beesha Aad Ka Soo Jeedo . Aanu Hablahayga Ka Xaaraantimeynay Iney Guursadaan , Taasina Dib Loogu Jadiidiyey Shirkii Xeego Ee Ahaa In Habar Cafaan Dumarkooda Qaaliga Ah Iyo Dhalintooda Guurka La Iskugu Fudeydiyo Si Guurkii Jabnaa ee Beesha Makaahiil Aanu Uga Bad Baadno . Halkaasin Adigoo Kale Oo Gabadh Ku Nool Ahaa Aad ku Nolol Waydo . Markaa Dameer Waxaa Ka Cabaadiya Culeyska Fuuley .

 

Cumar Daahir

 

cumar1234@hotmail.com

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Quljeednet.Com © 2010 • Privacy Policy • Terms Of Use

 

++

 

 

 

 

a