Welcome To Quljeednet.com  Awdal                                                                                                                                                                                                   

 

Hooyada Asuubta Fanka Somaliyeed Hibo Nuura

 

Help Awdal To Decide Its Future and Vote For It

 

 

 Petition to Stop Bloodshed SSCSo

Quljeednet Brings to you the message you need to hear>>>>>>>>>>>

 

11-05-2010

Press Release: Families of the Victims of 7/11 have spoken loud and clear.

Rays Hotel 

 

 

 

Home   Contact Us   About US            

 

28-08-2010

Siilaanyo waxa uu cadeeyay in uu dalka nabadgalyadiisa iyo midnimadiisa daacad u yahay

 

Madaxweynaha Somaliland Alxaaji Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu umada Somaliland u cadeeyay in ay ahamiyadiisa koobaad tahay in uu dalka wax u qabto isaga oo waliba raali galinaya beelaha aan ahayn Isaaqa taasina waxay ku cadahay xilalka uu dhawaanta magacaabay isaga oo beesha uu kasoo jeedo ee Habarjeclo oo ah beel mugweyn ku leh Somaliland siiyay jagooyin aan sidaa manfac badan u lahayn marka laga reebo dhawr hay adood sida  Agaasimaha guud ee Hay’ada shaqalaha oo loo magacaabay Ibraahin X. Nuur Diiriye oo (H/jeclo ah) iyo hay ada sirdoonka oo loo magacaabay Xuseen Xasan Rooble (Kenyaate) (Habar-jeclo.

 

Labadaa hay'adood marka laga reebo iyo dhawr hay'adood oo kale maahee  waxa kale waa uun samirsiin beeshuna maadaaba ay mansabka madaxweyna ha hayaan way ka xishoonayaan in ay saluug muujiyaan. Run ahaantiina sharaf ayey beesha u tahay in ay ilaaliyaan danta guud.

 

Dhanak kale Siilaanyo waxa uu magacaabay oo la is odhankaraa sanadkan wuxu iska reebay eedo kaga iman lahaa dhanka beelaha samaroon oo uu ilaa 6 xil uu u magacaabay masuuliyiin kasoo jeeda gobolka Awdal.

 

Waxa kaliya ee la is odhankaraa Siilaanyo way hoos martay amaba waa ilooway waxa weeye beesha degta Salal ee ciise oo aan ilaa imika la sheegin qof ku jira dadkan xilalka loo magacaabay hadii uujirana qofkii ogi waa nasixi karaa.

 

Waxa kale oo aad loogu bogay sida ruugcadaaga iyo siyaasiga weyn ee siilaanyo uu ugu qotomiyay ciidamada booliska Somaliland nin aad ugu haboon oo kasoo bixi kara shaqadaa kaasoo ka soojeeda gobolka Awdal ahna Generea Cilmi Kabaal taasina waxay ku tusaysaa sida uu siilaanyo dalka nabadgalyadiisa daacad ugu yahay.

 

Hadaba isku soo wada duuboo siilaanyo wixii sidii la moodaayay waa noqon waayay waxanu noqday nin caqligiisu si wanagsan u shaqaynayo. Waxa kale oo iyadna halkan ku kala cadaanaysa ninkii amaba beeslihii xil uun rabtay ee aan danta dalka ka shaqaynayn. Kuwa nuucaas ahna waa in dalka laga ilaaliyaa meeshay doonaanba ha joogaane.

 

Xil loo ordo waxa ka roon qaranka oo la ilaaliyo wada jirkiisa waa hadii uu caqliga wanaagsani shaqaynayo laakiin hadii hunguri iyo qabyaaladi ina qaado dalkeena ayaa halis galaya markaa nin amaba beel  laga yeeli maayo inay dalka khalkhal galiyaan.

 

Sidii madaxweynihii hore ee Rayaale inoo sheegayna waa in aan Siilaano ku daba faylaa oo aan qaranka la ilaalinaa.

 

                                                Quljeednet.com

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Utartamayaasha

Siyaasada Somaliland

 Ee Ka soojeeda

Awdal

 

  Links 

Somali Ecological Society

.Sallaxleynews.com

.Toga Herer

.Dalkasomaliland

.Longlivesomaliland.com

.Somalilandnation.com

.BBCSomali.com

.Ijaraonline

.Allaybaday.com

.Boramanews.com

.Somalilandembassy.com

.TvsomalilandEurope.net

.Haatuf.net

.Jamhuuriya.info

.Radiosomaliland.com

.Maandeeqnews.net

.Halganews.com

.Somalilandfuture.com

.Somlywood.net

.Togdheernews.com

.Somalilandpatriots.com

.Hargeysanews.net

.Somalilandcenter.com

.Hiiraan.com

.QaranNews.com

.Somaliweyn.com

.Radiohargeysa.net

.Haerdo.org

.Hargeysa.org

.Hadhwanaagnews.com

.Somaliland.org

              

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Quljeednet.Com © 2010 • Privacy Policy • Terms Of Use