btay Ayaa asJ

WelcomeTo QuljeedNet Awdalas

 

 

 

 

                 Home    Contact Us   About US            

 

09-01-2012

Baaq Ku Socda Bulshoweynta Awdal, Selel, Iyo Gebiley

Annaga oo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin oo u dhashay gobolada Awdal, Selel iyo Gebiley, waxaan aad uga xunahay waxyaalah foolxumada iyo waxyeelada leh ee lagu qorayo qaar ka mid ah shabakadaha ay maamulaan dadka u dhashay beelahaas. Qoraaladaas oo ah kuwa aad u dhaawacaya sharafta iyo magaca dadkeena, dadkeenana kala dilaysa kalana foogaynaysana midnimada, isku duubnaanta, iyo waxa wada qabsiga. Waxa nasiib darro ah in lacaayo abti, adeer, gacal , tol iwm. Waxa dhaqanka ka baxsan in la xeerin waayo lana xushmayn waayo laf iyo diirkeed ah. Waxa taa sii raaca, oon sharaf ahayn, in la is nasab iyo magac caayo. Dadka shabakadaha wax ku qora waxaan xasuusinaynaa inay masuul ka yihiin wixii anshixumo ah ay ku qoraan shabakadaha (internet iwm).

 

Garaad kuma jiro, faaido ka kordhimayso in fagaaraha la isku caayo. Aqli iyo asluub, ixtiraam iyo istixgalin, dood an laaxin lahay baa lagu gaadhi karaa is faham iyo is afgarad. fikradaha qofka waa la dooxi karaa, ceebayn kara, lana diidi kara; si kastaba ha ahaatee qofka, qoyskiisa, iyo isirkiisa midna looma gefi karo. Ilaahay wuxu yidhi:

 

“O ye who believe! If a wicked person comes to you with any news, ascertain the truth, lest ye harm people unwittingly and afterwards become full of repentance for what ye have done.” Aya 6, suurato hujurat.

 

Walaalayaal, waxan si sharaf leh iniiga codsanaynaa in aad garataan wanaaga ood aad ka waantoobaan aflagaadada iyo cayda dhamaantoodba. Masuul baan ka wada nahay in an ilaalino sharafteena iyo wanaageena guud. Waxa kale oon ka codsanaynaa walaalahyaga shabakadaha leh in aydaan oglaanin in ad ku qortaan waxa foolxumo iyo dhibaato u leh bulshada iyo aadanaha; ha ahaato fikir aad curiseen ama mid la idiin soo gudbiyey.

May Allah guide us to the right path:

Name

City

Name

City

Cabdiraxmaan Xaaji Abubakar

Edmonton

DR. Hassan Jama Muhumed

Edmonton

Maxamad Dahir Adam

Edmonton

Abdirahman Abdillahi Jimcale

London

DR. Xuseen Axmed Warsame

Calgary

Abdirahman H. Dahir Cilmi

London

Mohamed Kahiye

Tunis

Hassan Muse kha

London

Mohamed Farah

Edmonton

Ahmed Ibrahim Tani

London

Qamar Ibrahim (Xudhuun)

Sudan

Yassin Yussuf Sahal

London

Mohamoud Hassan Wais (SAIGON)

Sudan

Idris Maydhane Warsame

London

Mohamed Ahmed Barre

Cairo

DR. Hassan Jama Muhumed

Edmonton

Mohamed Alabari

Minnesota

Ibrahim Mohamed Ayeh 

Minnesota

Dr. Abdi Moumin Ahmed(Moumin xamari)

Cairo

 

 

 

 

 

  

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Quljeednet.Com © 2010 • Privacy Policy • Terms Of Use

 

 

++

 

 

 

 

a