WelcomeTo QuljeedNet Awdal 

 

 

 

 

                 Home    Contact Us   About US            

 

05-02-2012  

Muj.C/raxmaan Aw Cali Farax Oo Boorama Soo Gaadhay Shalay 04 -02-2012 

Madaxweyne  ku xigeenkii hore ee soomaaliland ,Muj .C/raxmaan Awcali Faarax ayaa Sabtidii shalay  soo gaadhay Boorama . imaatinka madaxweyne kuxigeenkii hore ee boorama  ayaan sidoo kale ilaa imika la ogeyn waxay ku saabsantahay ,isla markaana an wax war  oo ku saabsan socdaalkiisa bixinin. Imaatinka C/raxmaan aw Cali faarax ,oo la saadaalinayey khamiista dambe  ayaan sidoo kale  la ogeyn waxa kasoo hormariyey  wakhtiga la saadaalinayey khamiista dambe  ayaan sidoo kale  la ogeyn waxa kasoo hormariyey  wakhtiga la saadaalainayey ,iyadoo socdaalkiisuna ka dambeeyey socdaallo badan oo masuulyiinta ururada siyaasadda ee dhawaanta la sameeyey ku imanayaan Boorama ,iyadoo socdaalkii ugu dambeeyeyna ay Boorama ku yimaaddeen
masuulyiinta  xisbiga UDUB –garabka Cali warancadde ,oo uu la socday
wasiirkii hore ee warfaafintu axmed xaaji daahir . Socdaalka  C./raxcmaan aw cali ayaa sidoo kale kusoo beegmaya wakhti xukuumadda soomaaliland  aqbashay ka qabgalka shirka London.

 

 

                                              Maxamed Cumar - Hyena

 

                                                   Awdal Somaliland


 

 

 

 

 

 

  

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Quljeednet.Com © 2010 • Privacy Policy • Terms Of Use