18-05-2012Daawo Xuska Sanad Guurada 18ka May Iyo Boorama
| 18-05-2012Waran Cade Muxuu Kayidhi Arintii Gacan ka Hadalka Ahayd Ee Shacabkii Hubaysnaa Iyo Ciidamada Soomaliland Ku Dhexmartay Caasimada Dalka Ee Hargeysa
18-05-2012Inaalilaah Wa Inaa Ileyhi Raajicuun![]() Anaga oo kala ah dadka magacaantoodu hoos ku qoranyihiin waxan halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa Deeqa Xaaji Axmed Gaydh iyo dhamaan reer Xaaji Axmed Xandule waxaanan ka tacsiyadaynaa geeridii ku timid aabo Xaaji Axmed Xandule Gaydh oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Djabuuti ee wadanka Djabuuti. Waxaanan Ilaahay ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan kasiiyo qoska:Read More
16-05-2012 Somaliland Allow Dhawr :Daawo Sawiro Iyo Xaflad Quruxbadan Oo Katurjumaysa Qiimaha Ay Wadaniyadu Leedahay Oo Loo Sameeyay Ambassadorka Somaliland Ee Dalka Canada, Ambassador Marwo Luula Axmed Cismaan
16-05-2012Executive Secretary Of IGAD, Eng. Mahboub Maalim, Gave 10,000 Euros Towards The Development Of The Awdal Salal Road In Somaliland.
A Tribute To My Hero Dr. Abdishakur Jowhar)By Bashir Goth
Hearing of the death of Dr. Abdishakur Sh. Ali Jowhar struck me as a thunderbolt out of the blue. At no time can one be prepared for death but at times like this it is simply unbearable. The following eulogy poem is therefore a tribute to my friend, eminent scholar, unique thinker and philosopher, medical doctor and above all my irreplaceable intellectual soul mate and hero who was snatched by an untimely death in a tragic and unforgivable car accident on one of Somaliland’s:Read More
| 16-05-2012Ardayda Fasalka Afraad Ee Dugsiga Sare Xaaji Adam Afqaloc Ee Magalada Cerigaabo Oo Dalxiis Ku Soo Kala Bixiyay Buurta Daalo
Salaadiinta Reer Awdal Oo Tacsi Udiray Eheladii Iyo Qaraabadii Marxuun Dr Cabdirashiid Sh Cali Jawhar
Daawo Shirkii Jaraa'id Ee Uu Shalay Qabtay Siyaasi Axmwd Muumin Seed Gudoomiye Kuxigeenka Urur Siyaasadeedka Wadani
14-05-2012 C O N D O L E N C E S
14-05-2012 Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajiciin
Adal Resources & Development Assistance Association (ARDAA)
14-05-2012 With The Demise Of Dr. Abdishakour Sheikh Ali Jowhar, Awdal Has Lost A Man-mountain
14-05-2012Inaa Lilaa Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
ANIGOO KU HADLAAYA MAGACA QOYSKA REER CANSHARAR MEEL KASTOOY JOOGAAN,WAXAAN HALKAN TACSI UGA DIRAYAA DHAAMAAN REER SHEEKH CALI JOWHAR GEERIDA NAXDINTA LEH EE KU TIMID CABDI SHAKUUR SHEEKH CALI JOWHAR,INUU SAMIR IYO IIMAAN ILLAAH KA SIIYO DHAMAANTOOD ISAGANA JANADII KA WARAABIYO WAXAN SI GAARA UGA TACSIYADAYNAYAA XAASKII IYO AWLAADII UU KA BAXAY MARXUUMKU IYO SHEEKHAL BELEDKA BORAMA SH.CABDILAAHI SH.CALI JOWHAR INNAA LILAAHI WAINAA ILAYHI RAAJICUUN RASHID CANSHARAR
14-05-2012Daawo Aaska Marxuum Dr.C/shakuur Sheekh Cali Jawhar Oo Magaalada Borama Lagu Aasay Maanta
| 14-05-2012Halkan Daawo Qaybo Kamida Sawirada Aaska Marxuum Dr Cabdishakuur Sheekh Cali Jawhar Oo Aan Loo Kala Hadhin
13-05-2012Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Ummada oo Tacsi U Diraya Ehelkii Uu Kabaxay Marxuum Dr: C/shakuur Sh Cali Jawhar Oo Maanta Shilbaabuur Ku Geeriyooday
Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka Ummada Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, Dhamaan G/Fulinta, G/Dhexe iyo Taageerayaasha Ururka Ummadu waxay iyagoo ka Murugaysan Tacasi Tiiraanyo leh u diryaan Dr. Cabdishakuur Sh Cali Jawhar oo maanta Shil baabuur ku Geeriyooday Waxaanay Illahay uga baryayaan inuu Naxariistii Jano ka waraabiyo Eheledii, Qaraabadii iyo dhmaan shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Samir iyo Iiimaan ka siiyo
Gudoomiyaha Ururka Ummada Dr. Maxamed Cabdi Gaboose
13-05-2012 Tacsi Iyo Baroordiiq Ku Socota Eheladii Dr. Abdishakur Sh. Cali Jowhar
13-05-2012 Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Bahda Quljeednet waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa ehelkii iyo qaraabadii uu kabaxay Dr Cabdishakur Sheekh Cali Jawhar oo ilaahay naxariistii jano ha ka waraabiyee ku geeriyooday manta shil baabuur oo ka dhacay inta u dhaxaysa Borama Iyo Dila waxanan marxuumka Illaahay uga baryaynaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo samir iyo iimaana ilaahay ha kasiiyo ehelkiisii iyo qaraabadiisii iyo guud ahaan bulshada Somaliland oo Dr Cabdirashiid ku lahaa magaca weyn iyo maamuus aamiin
12-05-2012 Salaadiin Iyo Masuuliyiin Ka Hadlay Waxtarka Hay’ada ASARDA Sheegayna Inay Tahay Mid Lagu Kalsoonyahay Horumarkana Diyaar U Ah
12-05-2012 Hadaladii Salaadiinta Reer Awdal UJeediyeen Madaxweyne Siilaanyo Iyo Jawaabihii Madaxweynaha Oo Dhamaystiran
12-05-2012 Daawo: Siilaanyo Oo Dilla Kala Kulmay Hadalo Is Huwan Oo Dardaaran Iyo Aamaan Iyo Kaftan Run Ubadan Iskugu Jira
Daawo Madaxweyne Siilaanyo Oo Boorama Booqasho Kuyimiday Lana Kulmay Salaadiinta Gobolka Awdal Kuna Balanqaaday Mashaariic Cusub Oo Gobolka Laga Fulin Doono
| |
|
|
11-05-2012
Dardaaran Ku Socda Beelaha, Ururada Iyo Xisbiyada Qaranka Soo Xulashada Xil. Golayaasha Deegaanka


Marka hore Illahay baa mahad leh ina siiyay nabad-gelyo iyo dawaladnimo, marka xiga waxan salaamayaa dhamaan saxaafada websiteyada, jaraa’idada iyo TV-yada Somaliland.
Waxan maanta dardaaran,waano iyo wax-u-sheeg halkan uga soo jeedinayaa dhamaan Beelaha, ururada iyo xisbiyada ka qayb galaya doorashada golaha deegaanka.Walaalayaal wax kasta oo la bilaabayaa :Read More
|
|
10-05-2012
Daawo: Masuuliyiinta Gobalka Awdal Oo Maanta Markii U Horaysay Ka Hadlay Sidii Loo Meelmarinlahaa Cashuur Cusub Oo Dawladu Somaliland Ku Soo Kordhisay Dalka
10-05-2012
Daawo: Madaxwaynaha Dalka Djibouti Oo Ka Qayb Galay Salaad Roob Doon Ah Oo Lagu Tukaday Magalada Djibouti
10-05-2012
Daawo Mid Kamida Horumarka Qurbajoogu Ka Hirgaliyeen Magaalada Boorama Oo Dadweynuhu Aad Usoo Dhaweeyeen
09-05-2012
Djibouti Iyo Somaliland Oo Markii U Horaysay Heshiisyo Caalamiya Kala Saxeexday Iyo Somaliland Oo Markii U Horaysay Ka Qaybgalaysa Shirarka Uruka IGAD
09-05-2012
Musa Biixi Oo Beeniyay Inuu Isku Dayay Inuu Dhexdhaxaadiyo Dhagaweyne Iyo Siilaanyo
09-05-2012
Madal Masuuliyiinta Iyo Waxgaradka Reer Awdal Isku Arkeen Oo Lagu Qabtay Siminaar Lagag Doodayay Xuquuqda Dadka Laga Tirada Badanyahay
08-05-2012
Daawo Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Gobolka Awdal
07-05-2012
Hambalayo Ku Socota Safiirada Cusub Ee Somaliland Ufadhiyi Doonta Wadanka Canada Marwo Luula Axmed Cismaan( Lula Juliyaan)
Waxaan halkan hambalyo bogaadin uga dirayaa safiirada cusub ee shalay madaxweyne siilaanyo u magacaabay inay noqoto wakiilka cusub ee Somaliland u fadhiyi doona Dalka Canada.Anigoo ah Amina Axmed Yusuf Waxaan aad ugu farxay in loo loo magacaabo Wakiilnimda Canada ruux dumara iyo waliba iyada oo ah qof leh aqoon iyo waayo aragnimo maamuleed taasoo hore u soo qabatay shaqooyin waaweyn. Waxaad moodaa inay baryahan dambe dhaqankii Somaliland lagu yaqaanay wax iska soo bedelayaan oo dumarkii ayaad arkaysaa iyadoo loo magacaabayo shaqooyinka maxaliga ah ee raga uun lagu ogaa:Read More
Daawo:Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Eng Saylici Oo Xadhiga Kajaray Dhisme Weyn Oo Loo Dhisay Komishanka Doorashooyinka Qaranka Ee Somaliland.
06-05-2012
Isaaq Iyo Gadabuursi Iyo Ciise Siday Ugu Kala Mudanyihiin Dastuurka Cusub Ee Somalia Loo Samaynayo?
06-05-2012
Taliye Raran Oo Sheegay Inay Nabad Galyada Goblka
Awdal Tahay Mid Aad Uwanaagsan Sanadkan.
06-05-2012
Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Awdal Ayaa Magacaabay Gudida Xuska Qaran Nimada Somaliland Ee 18 May 2012ka
06-05-2012
Prof; Axmed Ismaaciil Samatar Oo Waraysi Lala Yeeshay Xili Uu Ku Sugnaa Wadanka Kenya
06-05-2012
Cupkii Jaamacada Eelo University Oo Si Habsami Leh U Bilaabmay
06-05-2012
Xdhibaan Abibakar Cabdi Good Ayaa Shir Jaraa’id Oo Ku Qabtay Borama Wuxuu Kaga Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Somaliland Iyo Wada Hadalka Somaliland Iyo Somaliya
04-05-2012
Wan Iyo Waraabe Cireeyse Ciise Kaarshe, Allah Yarxamu
04-05-2012
Daawo:Guddoomiyaha Degmada Dilla Ee G/Awdal Oo Ka Warbixinaya Xaaladda Guud Ee Degaanka Dilla
04-05-2012
Daawo Wasiirka Madaxtooyada Soomaliland Mudane Xirso Oo Kawaramay Waxqabadka Xukumada Siilaanyo
|
|
02-05-2012
Maayarka Boorama Abdi Shide Ayaa Si Kulul U Dhaliilay Hanti Dhawrka Guud,Waxana Uu Sheegay Lacag La Cunayna Inaanay Jirin Oo Aanu Isagu Ogayn Sida Eedaasi Kutimiday
02-05-2012
Dhagaweyne Oo Qaatay Kaalintii Baarlamanka Somaliland
Noqdayna Macaaridka Kaliya Ee Siilaanyo Leeyahay
02-05-2012
Daawo: Salaadiin Uu Kamidyahay Suldaan Cabdiraxmaan Jaamac Dhawal Oo Ka Hadlay Shirkii Maanta Salaadiinta Somaliland Iyo Xukumadu Ku Yeesheen Magaalada Hargeysa.
|
|
01-05-2012
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
![]() |
Madaxwaye ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Sul. Ibrahim Jamac Samatar Cali Yuusuf Ileeye Axmed Xasan Caafi Wasiirka Beeraha JSL Faarax Cilmi Geedoole Wasiirka dib u dajinta JSL Cabdirisaaq Cali Cismaan Wasiirudawlaha arimaha dibada Maxamaed Rashiid Sh. Xasan Xil. Mahdi Xuseen Cadar Xil. Muumin Gadiid Cumar Qaasin Daahir Cilmi Sul. Muuse Cilmi Dugsiiye Sh. Maxamuud Caateeye Fahmi Cabdi Bidaar Cabdilaahi Cilmi Faarax Caaqil Yuusuf Gaylaan Caaqil Cabdi Ciye Dharaar:Read More
01-05-2012
Tacsi : Inaalilaah Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Dhamaan qoyska reer AwFaarax Sigad waxay tacsi tiiraanyo leh hawada umarinaysaa ehelkii iyo qaraabadii iyo qoyska reer Suldaan Youusuf Caateeye oo uu abahood Suldaan Yuusuf Caateeye xalay ku geeriyooday Magaalada Djibouti waxanan marxuum Suldaan Yuusuf Caateeye Ilaahay uga baryaynaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo qaraabadiisa iyo ehelkiisa iyo qoyskii ka hadhayna waxan Ilaahay uga baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin Amiin Aamiin. Sidoo kale Bahada Quljeednet.com waxay tacsi taa la mid ah u diraysaa qoyska reer Suldaan Yuusuf Caateete waxanan si gaara tacsi ugu diraynaa dhamaan ilma Yuusuf Caateye gaar ahaana Abdiqani Yuusuf Caateeye waxanan Ilaahay uga baryaynaa Suldaan Yuusuf Caateeye inuu naxariistii jano ka waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin.
![]()
01-05-2012
|
|
Saylici Oo Lashiray Slaadiinta Somaliland Ugu Caansan
01-05-2012
Daawo Ururka Udhus Oo Noqday Macaaridka Kaliya Ee Kajira Dalka Somaliland Ee Ay Xukamada Siilaanyo Iska Eegayso
|
|
Mr. Siilaanyo’s Double Dealing Behaviour Is Destroying Somaliland's Statehood.

Somaliland the place where many of us proudly called our country has been blessed by Allah SWT with peace and stability and self sufficient democracy for the last two decade, despite the lack of world recognition. And what held us together for that long period while the rest of the world miserably ignored our hard worked success was the will and the determination of our people. But that powerful will and the determination of gaining the world community’s recognition of our rightful statehood, plus our momentous dream :Read More
31-04-2012
Hadii aan Ismoogeey Kaa Aarsanlaa Ayaahaa Dambiyo Rajaan Eegayaa,Eed Waxaad Fashayna Ubadkaan Dhalaan Ku Ilaawayaa: Waa Cawaale Aadan Iyo Heestii Ismoog
![]()
30-04-2012
30-04-2012
Dhegaweyne Oo Burco Ka Hilaacay, Kalana Kulmay Shacbiga Burcaawiyiinta SL Soo Dhaweyn Aad Ubalaadhan
![]()
30-04-2012
|
|
Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Daahir Rayaale Ku Eedeeyay In Uu Xisbiga Udub Burburinayo Isla Markaana Uu Maxkamada Sare Ugudbiyay Dacwad Ka Dhan Ah Gudoomiyo Nimada Rayaaleh
30-04-2012
Suldaan Cabdiraxmaan Muuse Geele: Anigu Xamar Uma Socdo Dawladana Waxan Leehay Dadkii Looga Shikinsanyahay Xamar Inay Tagaan Uun Halaga Eego Ee Aniga Yaan La Iga Eegin
![]()
29-04-201
|
|
Gudoomiye C/raxmaan Shide Bile Oo Saxaafada kula hadlay Xafiiskiisa kana waramay Arimo Ay Ka Mid Yihiin Safar Uu Mudo Ugu Maqnaa Hargaysa
| Quljeednet.Com © 2010 • Privacy Policy • Terms Of Use |


















